(Sawirro) Duufaanta Freddy oo boqolaal qof ku dishay labo dal oo ka tirsan Afrika

Qoysaska Malawi ayaa isugu soo baxay si ay u xusuustaan una aasaan dadkii ku dhintay duufaantii Tropical Cyclone Freddy, iyadoo madaxweyne Lazarus Chakwera uu beesha caalamka ugu baaqay in la taageero iyadoo dhimashadu ay sii kordhayso. “Aniga shaqsi ahaan aad ayaan u murugeysanahay,” Chakwera ayaa u sheegay wariyeyaasha isagoo ku sugan magaalada Chilobwe ee Naotcha, … Continue reading (Sawirro) Duufaanta Freddy oo boqolaal qof ku dishay labo dal oo ka tirsan Afrika